Photo
Baraarujin:
Haddii App-ku idinka codsado cusboonaysiin (update), fadlan update-gareeya oo noo dulqaata.
Update walba waxa uu ka turjumayaa in adeeg cusub lagu soo kordhiyay App-ka, xogtiinuna isma baddalayso.
https://hallink.onl/turath
344 · Photo
Baraarujin:
Haddii App-ku idinka codsado cusboonaysiin (update), fadlan update-gareeya oo noo dulqaata.
Update walba waxa uu ka turjumayaa in adeeg cusub lagu soo kordhiyay App-ka, xogtiinuna isma baddalayso.
Turath:
https://hallink.onl/turath
https://t.me/Turaasculimo
23 · 55.3K · مركز إشراق - Ishraq
Photo
Photo
Photo
Photo
Kutubta lagu bilaabayo barnaamijka "Zaad Al-Mufasirin" waxaad ka helaysaan deegaanada Soomaalida Maktabadahan.
1️⃣ Hargeysa iyo magaalooyinka ka ag dhaw:
0636266636 / 511979
2️⃣ Muqdisho iyo magaalooyinka ka ag dhaw:
+252612008050 ama +252615046789
3️⃣ Burco iyo magaalooyinka ka ag dhaw:
0637009992
4️⃣ Nayroobi iyo ciddii ka ag dhaw:
+254722524401
Sidoo kale waxaad ka helaysaan:
5️⃣ Dawlad deegaanka Soomaalida (Jigjiga)
• Maktabadda Ibnu Cabaas: +251 91 575 2645
• Maktabadda Imaamul Qasaali: +251 91 506 8832
6️⃣ Wajaale
• Maktabadda Al Furqaan: +252 63 4586183
7️⃣ Boorama
• Maktabadda Daarusalaam: +252 63 4549443
8️⃣ Puntland
• Maktabadda Tawxiid: 907 432 435
9️⃣ Kismaayo
• Maktabadda Qaran: 617840600
🔟 Gaarisa
• Maktabadda Iimaan: 0722215470
1️⃣1️⃣ Mandera/Beledxaawo
• Maktabatu Daarul Cilmi: +254 722 168 771
12. Gaalkacyo
Maktabadda Taysiir/ +252 907 769 890
47 · 51.8K · Photo
Haddii cilladan uu kuu soo saaro App-ka Turath, hubso in lambarkan aad ku isticmaasho Telegram.
Haddii aad ku isticmaasho: fur telegram-ka oo hubso in lambarkan aad kaga jirtid xilligaas, kadib isku day mar kale.
#Turath
https://t.me/IshraqCenter
21 · 28K · مركز إشراق - Ishraq
Photo
❕Baraarujin!
Saddex maalmood kadib, waxa xidhmaysa diiwaangelinta Dufcaddii 3aad ee Barnaamijka Zaad Al Mufasiriin.
La soo deg application-ka Turath oo iska diiwaangeli: https://hallink.onl/turath
Kaddib ku biir kanaalka casharrada: https://t.me/+0m97tDUPQSUzZDZk.
Qaabka is diiwaangelinta halkan ka daawo:
https://youtube.com/shorts/l3tHwXQBgP4?si=BpEsWUM7hjW_Z9f_
https://www.facebook.com/share/1RFnjrMRdH/?mibextid=wwXIfr
#زاد_المفسرين
#الدفعة_الثالثة
https://t.me/IshraqCenter
7 · 1.4K · مركز إشراق - Ishraq
Photo
Photo
Photo
Photo
Photo
Maktabadda Turath! 📚✨
Waxaanu si rasmi ah u daah-furnay Maktabadda Turath, oo ah il weyn oo laga heli doono kutub iyo buugaag aad u badan.
Waxa lagu daahfuray qeybta kutubta Carabiga ah, oo ay ku jiraan in ka badan 29,000+ kitaab oo laga soo dheegtay Maktabadda Shaamila (الشاملة الذهبية).
📱 La soo deg App-ka Turath oo kala soco:👇
https://hallink.onl/turath
https://www.facebook.com/share/19wdTTu4Ei/?mibextid=wwXIfr
https://t.me/Turaasculimo
3.4K · مركز إشراق - Ishraq
Photo
❕Baraarujin:
Hubi inaad ku jirto kanaalka casharada ee Telegram; si aanu barnaamijku kaa dhaafin.
Waxaad kaga biiri kartaa App-ka Turath.
Raac Tallaabooyinkan:
1. Fur App-ka Turath, kadib gal (Barnaamijyada Ishraaq)
2. Taabo Fur barnaamijka
3. Taabo Casharada
4. Gal Kanaalka casharada, kadibna ku biir.
https://www.facebook.com/share/p/1L93NqAtHQ/?mibextid=wwXIfr
https://t.me/IshraqCenter
21 · 21.4K · مركز إشراق - Ishraq
Photo
Bishaaro!
Ardayda uu Telegram-ku dhib ku hayo ama uu ka xun yahay; waxaannu u soo wadnaa xal ay kaga maarmayaan Telegram-ka. Casharada iyo laylisyada waxay kala socon doonaan App-ka Turath, inshaa Allaah.
Naga war suga dhawaan✨
https://vt.tiktok.com/ZSsLWtVD2/
https://t.me/IshraqCenter
5 · 5K ·